 Waxyaalaha waqtiga dayaca.


  Waxyaalaha waqtiga dayaca.


1: Inaadan dareensaynayn ahmiyada waqtiga iyo fadliga uu leeyahay.


 2: Hawada naftaada oo aad raacdo, naftuna waxay jeceshahay raaxada iyo inaadan mashquulin. 


3: inaad waxaad hadda qaban lahayd dib udhigto oo ad dhahdo beri Ayaan qabanayaa ama bisha danbe iwm .


 4:Inaad leedahay saaxiibo xun xun oo waqtiga kaa lumiya aadna kala sheekaysato wax aan waxba ku tarahin.
 5: caajiska iyo inaad ka wahsato cilmiga akhrintiisa iyo xifdigiisaba.
 6: internaydka oo lagu mashquule gaar ahaan faceboogga whatis upka iyo waxyaalaha lamidka ah weliba hadda waa waxyaalaha ugu badan ee waqtiga ka qaada da’yarta.
 7: dhagaysiga waxyaalo aan banaanaay, ama aan faa’ido lahayn sida heesaha nashiidooyinka iwm . Arday iska ilaali waxyaalahaas si aad hadafkaaga ugaadho cilmigaana heer uga gaadhid.


WQ:ABDIFITAH MOHAMUD AHMED

whats app link: Halkaan kudhufo

Post a Comment

0 Comments