Xasuuqa loo geystay shacabka soomaaliyeed

 

Shacabka DDS ee kunool magaalada garbaciise Ayaa waxaa xasuuq ba,an ugeystay canfarta.

Ciidanka katirsan maamulka canfarta ayaa waxee soo weerareen dad somaaliyed oo kunool garbaciise waxena dileen dadkii masaakiinta ahaa.

Maamulka uu hogaamiyo mustafa wali kama hadlin dhacdadaan balse waxaa looga fadhiyaa inuu jawaab kabixiyo .



Post a Comment

0 Comments