SADDEX SHARUUD OO LOOGA BAAHAN YAHAY QOFKA RABO INUU DOORTO RESEARCH TOPIC

 



Waxa jiro sadded sharuud oo  looga baahan yahay qofka rabo inuu doorto research topic.


1;sharuuda koowaad ayaa waxee tahay ciwaanka aa dooraneesid inuu quseeyo kulyada aad barato waayo ciwaanka si walba oo uqurux badanyahay ama ufudud yahay haduusan adiga ku quseyn wax faa ido ah kuuma lahan.
2:shardiga labaad ayaa waxee tahay in ciwaanka aa dooraneesid uu Yahay mid xog badan laga heli karo. waayoo hadu ciwaanka adiga kuquseeyo ama uu yahay mid kuxiisa geliya hadaana xog badan laga heleyn wax badan kuusuu kordhin maayo.
3: shardiga saddexaad : meesha aad xogta kaqoreysid (area of contex) in laga heli karo xog .
Hadaad dhahdid shirkad heblaayo ayaan research kasameenaa ,ciwaankiina laguu ansaxiyo hadaad shirkadii aad dooratay xogteedii laguu diido ama ee kugu adkaato inaad xog kahesho  waxee leedahay dhibaato badan .

Qodobkaan waa mid u baahan in laga feejignaado waayo dadka intooda badan waxee kudagdagaan qodobkaan .


WXa Qoray Apdifitah Mohamod Ahmed Guutaale "Accountist and Author"

+252615248034

Whats link  Halkan kudhufo

Post a Comment

1 Comments

Walal fikirkaaga waad cabiri kartaaa