madaxweynaha xiga ee soomaliya waa kheyre
xasan cali kheyre waa musharax utaagan xilka ugu sarreeyo dalka waana mid kamid ah dadka ugu dhaw ee kuguuleysan karo xilkaan.
qubarro kafaaloodo arimaha siyaasada ayaa waxee saadaaliyeen in musharaxa ugu dhaw ee kuguuleysan karo xilkaan uu Yahay xasan cali kheyre sawabtana waxee kusheegeen:
inu musharaxiiinta kale sida shiiq shariif iyo xasan shiiq ee Yihiin dad hore dalka usoo maamuleen lana ogyahay waxee yahiin, sidoo kale doorashada sanadkaan waxee kubixi doonto lacag fara badan xasan cali kheyre waa nin ganacsada ah waana masuulka ugu hantida badan siyaasiyiinta soomaaliyeed
ayadoo meela kala duwan wax laga qiimeenaayo 87% waxaa xilkas kuguuleysan karo xasan cali kheyre.
0 Comments
Walal fikirkaaga waad cabiri kartaaa