Jaranaal Baaje waa Ninka ugu awooda badan uguna saamaynta badan wakhti xaadirkan ciidanka Ethiopia , waana Ninka sida Rasmiga uhogaamiya dagaalka TPLF lagula jiro.Hadalkiisa ayaan idiin turjumayaa ee bal dhagayso
“Maanta kooxdan loo yaqaano TPLF, ee juntaaga ama argagixisada ah wakhtigii ay SOOMAAIYA soo wareerartay dalkeena Ethiopia ,waajibkoodii muwaadinimo ma gudan TPLF oo dalka ma difaacin balse waxayba lasoo safteen oo ay garab siiyeen Somalia.”
Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yidhi
“Lknse jiilkii wakhtigaa joogay ee muwaadiniinta ahaa markii baaq dawldu udirtay si ay duulaan soomaaliya uga hortagaan, waxaa xarumaha tababarka iskasoo xaadiriyay sidan maanta oo kale boqolaal kun oo muwaadin .
Sadex boqol oo kun oo shacab ah oo tababarkii uhoreeyey qaatay ayaa guul ka keenay dagaalkii oo hirgeliyay oo sugay madax banaanida Ethiopia iyo in shacabku nabad ku noolaado.
Waxay jabiyay oo ay ka guulaysteen
Ciidankii siyaad barre ee aadka utababarnaa ee hubka casriga ah watay .sidaa waxa yiri Ganeral baaje😡
0 Comments
Walal fikirkaaga waad cabiri kartaaa