Aceh waa gobol kamid ah dalka Indonesia sannadkii 2004tii ayaa waxaa ku dhuftay mawjadihii Tsunami, gobolkan keliya waxaa ku geeriyooday......

 


Aceh waa gobol kamid ah dalka Indonesia sannadkii 2004tii ayaa waxaa ku dhuftay mawjadihii Tsunami, gobolkan keliya waxaa ku geeriyooday 168 Kun oo qof.


Magaalada banda oo ah gobolkan magaala madaxdiisa dhammaanteed way burburtay guryihii iyo dadkiiba waa la waayey, waxaa keliya oo ka badbaadey hal masjid sida sawirka ka muuqata.


Masjidku ma ahayn mid cusub ee wuxuu ahaa masjid qadiim ah oo dhisnaa muddo 123sano waxaa la dhisay sandkii1881. 

Post a Comment

0 Comments