YAA GUULEYSAN DOONO FARMAAJO IYO ROOBLE????

 


Khilaaf xoogan  oo udhaxeeyo hogaanka sare ee dowlada ayaa sii xoogeystay .

Khilaafkaan udhaxeeyo hogaanka sare ee dowlada maahan mid faaido ugu jirto danta dalka iyo mida shacabka soomaaliyeed.

Khilaafkaan ayaa waxuu kubilawday kiiska ikraan tahliil balse hadii xaqiiqda laga hadlo waxa jiro wax kaweyn kiiska ikraan tahliil oo saameyn xoogan kuleh khilaafka udhaxeeyo maamulka sare ee dowlada.

Sida lawada ogYahay dowlado badan oo ajaanib ah ayaa waxe dan kaleeYahiin dalkeen balse qofka ka hortaagan dantooda waa madaxweyne farmaajo.

Dowladahaan hadafka ugu weyn ee leeYahiin waa inee marka koowaad meesha kasaaraan madaxweyne farmaajo ama inee sumcad dil kusameeeyaan si uu doorashada uga haro.

Waxe sameeyeen iskudayo badan balse wee kufashilmeen balse hada waxee sameeyeen siyaasad cusub oo ah inee kala dilaan hogaanka sare ee dowlada.

Khilaafka udhaxeeyo rooble iyo farmaajo ayaa soo bilaawday markuu rooble safar u aaday wadanka ingiriiska.

Qof walba oo caqi leh wuu dareemi karaa xaaalada uu dalkeena kusugan Yahay hada balse allah waxa kabaryeenaa inuu si dhib yar noo mootiyo dhibkaan naheysta.


Post a Comment

0 Comments