Aniga wey ixanuujisay arintaan....

 


👍Anigaba wey ixanuujisay😪balse waa xaqiiq....


Waxan nahnay dowlad qeyraad badan .

Waxan nahanay laandheere....💪💪🦾

Waxan nahnay somali san ku nefla u sarenaa......

Waxan nahnay dadkan adunka ugu idhaha adag ....

Waxan nahnay geesiyaal iyo dad caqli badan.....


Waa sida aan aminsanahnay somaali ahan...


Lkn aduunka kale waa ingu qoslayaan ..waxana ey lee yihiin war kala qabta cawaanta is rugeysaa xitaa ku wa africa ayaa kala qabnaya siyaasiyinteena 😭😭


Musuqa kaalinta 1aad kaga jirnaa ...😭😭😭😭

Post a Comment

0 Comments